Beri: Qorshaha Ku Lamaan Imaansha Wefti Ka Socda Beesha Caalamka

Hargeysa, (Aftahanews)-27 Bishan ayay ahayd markii xisbiyadda mucaaridka iyo xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Muuse Biixi kala saxeexdeen heshiis lagu soo afjarayay murankii ka taagnaa qabsoomidda doorashooyinka Baarlamaanka iyo deegaanka.