Musharrax Ilyaas Kiiniyaati Muxuu Ka yidhi Heshiiska Madaxweynaha iyo Xisbiyada Somaliland?

London(aftahannews):- Ilyaas Maxamed Jaamac Kiiniyaati oo ka tirsan Xisbiga Waddani, isla markaana ka mid ah dadka u sharraxan doorashada golaha wakiillada Somaliland, ayaa ka hadlay siduu u arko heshiiska toddobaadkii hore ay kala saxeexdeen hoggaamiyeyaasha Xisbiyada UCID, Waddani iyo Madaxweynaha Somaliland ee la xidhiidha in doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiilladu qabsoonto 2020-ka iyo qodobbo kale.

Waraysi uu arrimahaas iyo qodobbo kaleba kaga hadlay Ilyaas Kiiniyaati oo lala yeeshay isagoo ku sugan magaalada London ee caasimadda dalka Britian, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.