Somaliland: Dad China ka yimi oo Hargeysa Lagu Karantiimeeyey & Ka Diyaargarawga Corona Virus

Hargeysa(aftahannews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa Shaacisay inay Diyaarisay Meelo lagu Karantiimeeyo Dadka looga Shakiyo inuu Hayo Cudurka Corona-virus (Covid19) oo Dunida Si Xawli ah ugu Sii Faafaya

Masuuliyiin ka tirsan Madaxda Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo shir Jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa faahfaahiyey tallaabooyinka ay qaadeen, siday uga diyaar-garoobeen xanuunkaas iyo Dad ay sheegeen inay Shiinaha ka yimaaddeen oo lagu Karantiimeeyey goob Wasaaraddu uga diyaarisay Hargeysa.

Warkaas oo Faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.