Reer Burco Maxay ka yidhaahdeen Heshiiska Madaxweynaha & Madaxda Xisbiyada Mucaaradka ah?

Burco(Aftahannews):- Shacabka Magaalada Burco qaarkood, ayaa dareenkooda ka dhiibtay siday u arkaan Heshiiska Khamiistii dhex-maray Madaxweynaha Somaliland iyo Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka ah ee ku saabsan qabashada doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiillada iyo in guddi farsamo qabato doorashooyinkaas, iyagoo Komishanka khilaafku ka taagnaana ay joogi doonaan.

Haddaba, Dadweynaha Reer Burco, ayaa aragtidooda la wadaagay Weriyaha Baddacas24TV ee magaalada Burco Nuux Maxamed Cabdi, waxaanu ka soo diray War, kaasoo aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.