Somaliland: Xuska Dhalinyarada, Wacdaraha Hargeysa iyo Weedhihii Saylici

SOMALILAND BAMBOY 20 20 2020.png
SOMALILAND BAMBOY 20 20 2020.png

Hargeysa(aftahannews):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Xubno ka tirsan golaha Wasiirrada, ayaa ka qaybgalay Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland oo maanta Hargeysa iyo magaalooyinka kale ee dalka laga oogay.

SOMALILAND BAMBOY 20 20 2020.png
SOMALILAND BAMBOY 20 20 2020.png

Khudbado ayey Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Masuuliyiinta kale ka jeediyeen Xuska oo ay kaga qaybgaleen Fagaaraha Beerta Xorriyadda ee magaalada Hargeysa, waxaanay kaga hadleen siday maalintani ku timi iyo xaaladda wakhtigan u dhaxaysa Somaliland iyo Soomaaliya.

Haddaba, Warkaas oo faahfaahsan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.