Xisbiga Kulmiy oo Farriin u Diray Madaxweyne Farmaajo, Kana Hadlay Khudbaddii Madaxweyne Biixi

Boorama(Aftahannews):- Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ee gobolka Awdal, ayaa ka hadlay khudbad-sannadeedka 2020-ka ee Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi salaasadii shalay ka horjeediyey labada Gole Baarlamaan, waxaanay sheegeen inay farriin u dirayaan Madaxweynaha federaalkka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.

Warkaas oo faahfaahsan iyo siday Masuuliyiinta Kulmiye ee Awdal Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Boorama ugaga hadleen arrimahaas, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.