Maxaad Ka Taqaannaa Taariikhda God-Caruus iyo Sababta Aroosyada loo geyn Jiray? Warbixin Xiiso leh

God-caruus(aftahannews):- Warbixin Xiiso leh, ayaannu idiinka haynaa Goob la yidhaahdo God-Caruus oo ku taalla Buurta Tabca ee gobolka Sanaag oo Aroosyada deegaannadaas ka dhaca la geyn jiray wakhtiyo hore.

Weriyaha Baddacas24TV ee gobolka Sanaag Siciid Muuse Faarax (Qurbaawi), ayaa booqday goobta God-kaasi ku yaallo ee Buurta Tabca, ayaa Dad kala duwan oo taariikhda godkaas uu ka waraystay kula kulmay halkaas, waxaanu ka diyaariyey warbixin xiiso leh sababta godkaas magaca loogu bixiyey, sababta Arooskii u horreeyey loo geeyey iyo sida loo sii isticmaalay.

Haddaba, Warbixintaas, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.