Taliyaha Ciidanka Dab-demiska oo Sheegay Xilliga ay Ceerigaabo Gaadhsiinayaan Adeeggooda

Hargeysa(Aftahannews):- Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Guddoomay Shahaado-Sharaf uu ku Maamuusay Guddoomiyaha Xisbiga UCID, ayaa Sheegay in Gobolka Sanaag oo ah kii ugu Dambeeyey la gaadhsiinayo Adeegga Ciidanka Dab-demiska.

Waxa uu Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Axmed Sawaaxili sidaa ku sheegay mar uu hadal ka jeediyey madal uu Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe shahaado-sharaf uu ku maamuusay ku guddoonsiiyey oo maanta lagu qabtay Hargeysa.

Haddaba, Warkan oo faahfaahsan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.