Shil Gaadhi oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Jidka u dhexeeya Burco iyo Sheekh

Shil Gaadhi oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Jidka u dhexeeya Burco iyo Sheekh https://aftahannews.com/?p=100252
Shil Gaadhi oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Jidka u dhexeeya Burco iyo Sheekh https://aftahannews.com/?p=100252

Sheekh (Aftahannews):- Burco(Aftahannews):- Shil Gaadhi oo Sababay Dhimashada Lix Qof oo 4 Dumar yihiin, Labana Rag iyo Dhaawaca Shan Ruux oo kale, ayaa ka dhacay Jidka isku xidha magaalooyinka Burco iyo degmada Sheekh ee gobollada Togdheer iyo Saaxil Salaasadii Maanta.

Shil Gaadhi oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Jidka u dhexeeya Burco iyo Sheekh https://aftahannews.com/?p=100252
Shil Gaadhi oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Jidka u dhexeeya Burco iyo Sheekh

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gaadhiga dhacay oo noociisu ahaa Noho, ayaa marka uu dhacay marayey meel u dhaxaysa magaalooyinka Burco iyo Sheekh, waxaana Meydadka Lixda Qof ee ku dhintay iyo Shanta Ruux ee ku dhaawacmay shilkaas la geeyey Cusbitaalka guud ee magaalada Burco, waxaana warbaahinta la hadlay Maamulka Cusbitaalka.

Haddaba, Warkan oo Faahfaahsan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.