Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Xaaladaha Cakiran Ee Caalamka

Hargeysa (Aftahannews)- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qaybgalay munaabadda xuska sannad-guurada 26-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka qaranka, ayaa waxaa uu ka hadley xaalada cakiran ee beesha Caalamka iyo Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.