January: Suuqa Kala Iibsigga Oo Soo Xidhmay Iyo Liiska Isu-wareega

Qaar ka mid ah suuqyada horyaalada Yurub ugu waa wayn ayaa haddaba soo xidhmay suuqyada horyaalada Jarmalka iyo Talyaaniga laakiin wali kooxaha horyaalada England iyo Spain ayaa saacado dheeraad ah haysta.

Haddaba waxaanu halkan idiinku soo koobaynaa saxiixyadii maanta oo suuqa kala iibsiga January ugu danbaysay ay sameeyeen kooxaha Yurub iyo saxiixyadii ilaa hadda la dhamaystiray maalinta suuqa ugu danbaysa.

Waxaanu qormadan idiinku soo kordhin doonaa saxiixyadad kale ee la sameeyo isla marka la dhamaystiro iyada oo aad halkan kaga sii bogan karto ciyaartoyda maanta ilaa caawa oo suuqu xidhmayo lala kala wareegay.

Liiska ciyaartoyda ay Kooxaha Yurub la kala wareegen maanta ama caawa oo suuqu xidhmayo:

24- Kevin-Prince Boateng ayaa amaah lix bilood ah uga tagay kooxda Fiorentina isagoo ku biiray kooxda Turkuga ee Besiktas.

23-Alexis Saelemaekers (Anderlecht⇒  AC MIlan)  €3.5 milyan oo ay hadda bixiyeen iyo €3.5m ay xagaaga si rasmi ah ugula wareegi doonaan.

22-Abel Ruiz (Barcelona ⇒ club Braga) Amaah

21-Luke Matheson (Rochdale ⇒ Wolves) – £1m

20-Cedric Soares (Southampton ⇒ Arsenal) – Amaah

19-Sam McCullum (Coventry ⇒ Norwich) – Qiimaha lacagta lama shaacin

18-Richairo Zivkovic (Changchun Yatai ⇒ Sheffield United) – Amaah

17-Steven Nzonzi (AS Roma ⇒Rennes) Amaah

16-Matheus Fernandes (Parmeiras ⇒ Barcelona) 10 milyan euros

15-Nathan Bishop (Southend ⇒ Manchester United) – Qiimaha lacagta lama shaacin

14-Matt Smith (Manchester City ⇒ Charlton) – Amaah

13-Emre Can (Juventus ⇒ Borussia Dortmund) – Amaah ay 26 milyan ku iibsan karto

12-Lewis Morgan (Celtic ⇒ Inter Miami) – Qiimaha lacagta lama shaacin

11-Angelino (Manchester City ⇒ RB Leipzig) – Amaah

10-Alvaro Gimenez (Birmingham ⇒ Cadiz CF) – Amaah

9-Tyrese Fornah (Nottingham Forest ⇒ Casa Pia AC) – Amaah

8-Clinton Mola (Chelsea ⇒ VfB Stuttgart) – Qiimaha lacagta lama shaacin

7-Ki Sung-yueng (Newcastle ) – Waa la sii daayay

6-Vito Mannone (Reading ⇒ Esbjerg fB) – Amaah

5-Francisco Trincao (Braga ⇒ Barcelona) – £26m

4-Yannick Carrasco (Dalian Yifang ⇒ Atletico Madrid) – Amaah

3-Omar Bogle (Cardiff ⇒ ADO Den Haag) – Amaah

2-Florent Hadergjonaj (Huddersfield ⇒ Kasimpasa S.K) – Amaah

1-Matheus Cunha (RB Leipzig ⇒ Hertha Berlin) – Qiimaha lacagta lama shaacin