Dawladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dilaaga Coronavirus

Muqdisho (Aftahannews)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay dadaalada ku aadan cudurka coronavirus oo laga xaqiijiya 18 dal oo dunida ku kala yaal.
Wasaaraddu waxay sheegtay inay had-iyo-jeer ku guda-jirto gudashada waajibaadkeeda qaran si walba oo ay xaaladuhu u adkaadaan.