Al Khaliij Beauty Care Professional

Waxa laguugu diyaariyey adeegyo casri ah oo laguugu qurxiyo qaababkii u dambeeyey, isteelka aad rabto, waxa kuugu diyaar ah shaqaale hawsha u jajaban oo u tabobbaran u adeegista iyo raalligelinta macaamiisha.

Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Alkhaliiji inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha Halkuu ku yaallo oo ah Jidka Laamiga ah ee u Dhexeeya Radio Hargeysa iyo Isgoyska Xero-Awr, gaar ahaan markaad ka marayso dhinaca laamiga Idaacadda ka tagta ayaad jalleecaysaa dhinaca waqooyi oo uu laamayda kaga yaallo, wuxuu u jeedaa Koonfureed, waxaad arkaysaa boodhka magaca Koofeerka ee ha moogaan.

Amma kala xidhiidh taleefannada

+252 63 3730547

+252 63 4844952