Prof: Ibraahim Meecaad oo si adag uga hadlay Qorshaha Jabuuti iyo Xamar ee Badda Somaliland

Hargeysa (Aftahannews)- Prof: Ibraahim Meecaad oo ku nool Dalalka Qurbaha, ayaa falanqeyn dheer ka bixiyey qorsheyaasha Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ka damacsan yihiin Badda Somaliland ee Berbera, waxaanu dhalliilo u jeediyey Masuuliyiinta iyo Siyaasiyiinta reer Somaliland oo uu tilmaamay inay iyagu isku mashquuleen.

Halkan Hoose Ka Dhegayso Codka Prof Meecaad Oo Arrimahaasi Sharaxaya.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.