Wafdi madax-dhaqameed ah oo ka socday dowlad degaanka Soomaalida oo maanta Garowe lagu soo dhaweeyay (SAWIRRO)

Garoowe (Aftahannews)- Wafdi uu hoggaaminayay Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool oo kamid ah Isimada dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Guddoomiyaha barlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf iyo isimada Puntland oo uu horkacayay Islaan Ciise Islaan Maxamed ayaa wafdigan kaga hortagay dooxada Bixin uu duleedka waqooyi ee Garoowe.

 

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.