Djibouti(AFNS):- Fannaanadda Ikraan Xuseen Maxabe oo ka mid ah Hooballada reer Jabuuti, ayaa soo saartay Hees macaan, taas oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “SAMIR”.
Heestaas oo ah hees Jacayl ah, talo, tusaale, tilmaan iyo go’aan-qaadasho ka muuqato erayadeeda, waxaannu habka iyo hannaanka ay u dhacaysaba, idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.