Hargeysa(AFNS):- Fannaanka Caanka ah ee Khadar Ilkacase, ayaa soo saaray bilawga sannadkan cusub ee 2020-ka Hees cusub oo Jacayl ah oo Hal-ku-dheggeedu yahay Hodan.
Heestan oo uu Curiyey Weyd Qaaddi, ayuu Laxanka ku ladhay Cadaawe, Muusigana waxaa tumay Mustafe Karaama, Codkuna waa Khadar Ilkacase, Muuqaalkana waxaa Duubay Baddacas24TV 2020-ka, waxaanannu idiinku soo gudbinaynaa Heestaas Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsna:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.