Ismaaciil Dulcad oo Soo Saaray Heesta Raalliyo 2020 – Cajiib

Hargeysa(AFNS):- Fannaanka caanka ah ee Ismaaciil Maxamed Ismaaciil (Dulcad), ayaa 2020-ka soo saaray Hees macaan oo Jacayl ah, isla markaana Qiso dhab ah xambaarsan, Heestaas, ayaa la baxday amma hal-ku-dheggeedu yahay; “Raalliyo”.

Erayada Heesta waxa curiyey Abwaan Mubaarik Cabdi Yuusuf, waxa laxanka iyo Codka ku ladhay Ismaaciil Dulcad, Musikaga waxa tumay Ayuub Haaruun, Duubista Muuqaalkuna waa Baddacas24TV 2020.

Haddaba, Heestaas macaan iyo sida dareenka leh ee Fannaanku u qaaday-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.