Xasan-Gadhweyne oo Tacsi u Diray

Filed under: Aragtida Bulshada |

INNAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN…….

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2019 ku  geeryootay magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer Allah ha u naxariistee Marxuumad INDHODEEQ JAAMAC CUMAR , Halkan waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed oo ay ahayd Hooyadii iyo dhamaan ilma Kaaahin axmd , waxaan sidoo kale ka tacsiyadeenayaa dhamaan qoyska Iyo qaraabada Reer Jaamac cumar.

Waxaan Illlaahay ugu baryayaa inuu naxariistiisa Janatul fardawsa ka waraabiyo marxuumada. Ehelkeedi iyo qaraabadeydi samir iyo iimaan ha ka siiyo. Aammiin…Aammiin Aammiin.

You must be logged in to post a comment Login