Dood ay IsKu Waajaheen Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumadda Somaliland

Hargeysa, (Aftahannews)-Telefishinka Bulsho Tv, ayaa dood kulul ka qabsatay siyaasiyiin kala metalayay xisbiyadda mucaaridka iyo xukuumadda.