Farxiya Kaba-yare Maaxy ka tidhi Sida Hargeysa loogu Soo Dhaweeyey?

Filed under: Daba-galka Xogaha Qarsoon,Suugaanta & Dhaqanka |

Hargeysa (aftahannews):- Fannaanadda qosolka iyo codka isku-dartay ee Farxiya Kaba-yare, ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyey Magaalada Hargeysa Khamiistii maanta, waxaanay ka hadashay dareenka lagu qaabbilay.

Fannaanadda Soo dhawaynteedda waxaan u kala hadhin fannaaninta reer Somaliland oo fannaanadda ku soo dhaweeyey laab-xaadhan iyo qalbi-furaan. Fannaaniinta soo dhaweeyey iyo fannaanadda la soo dhaweeyey ayaa ka dareen bixiyey imaanshaha Fannaanadda luuqdda iyo qosol badnaanta isu-dartay ee Farxiya Kaba-yare.

Muuqaalkan hoose kaga bogo soo dhawayntaas iyo siday u dhacdayba.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.

You must be logged in to post a comment Login