DAAWO Natiijada DARAASADO Soo bandhigay Faa’iidada Hurdadu leeyahay iyo sida looga hortago Xannuunada ka dhasha Hurdo-yarida

Hargeysa (AftahanNews)- Cilmi baadhis cusub oo dhawaan laga soo saaray dalka Maraykanka ayaa si cad u muujisay in Hurdada marka si fiican qofku u seexdo ay yaraato qaladdaadka Maskaxdiisu samayso iyo khalkhalka ku dhaca qaybta xusuusta.

Sida ay todobaadkan daabacday majaladda lagu magacaabo “Learning and Memory” oo ka soo baxda dalka Maraykanku, waxa daraasad cusub oo ay samaysay jaamacadda Michigan ee dalka Maraykanku si mug leh u cadaysay in Hurdadu yarayso qaladaadka Maskaxda gaar ahaan qaybta xusuusta, sidaa daraadeed hurdo ku munaasiba inay seexdaan looga baahan yahay dadka waaweyn iyo Carruurtaba.

 

Natiijada Daraasadaha Arrimahan ka hadlaya kaga bogo Muuqaalka Hoose