Xukuumadda oo Bilawday Olole ay ku Meel-marinayso Muddo-kordhinta Lixaad ee G. Wakiillada Somaliland

Hargeysa(aftahannews):- Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa bilawday olole ay doonayso inay ku meel-mariso muddo aan weli la wada ogeyn oo ay doonayso inay Golaha Guurtida kaga meel-mariso muddo-kordhinta lixaad ee Golaha Wakiillada Somaliland oo markii lixaad muddo-kordhintooda uu Guurtida u gudbiyey Madaxweynuhu.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Kulan Albaabbadu u Xidhnaayeen la Qaatay Guddiga Golaha Guurtidu u Xulay Ka Soo Talo-bixinta Muddo-kordhin loo samaynayo Markii Lixaad Golaha Wakiillada Somaliland.

Warkaas iyo sidii kulankaasi u dhacay iyo waxay Warbaahintu kala kulantay, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.