Xisbiga Waddani oo Caawa Kashifay Shirqool Xukuumaddu u Diyaarisay iyo Xaruntooda oo Ciidan la Geeyey

Hargeysa(aftahannews):- Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun oo caawa warbaahinta kula hadlay Hargeysa, ayaa sheegay in xarunta Xisbiga ee Hargeysa Ciidan Boolis ah la geeyey, isa markaana Maayerka Hargeysa diyaariyey dhalinyaro qas ka geysta caasimadda Isniinta Berri, si taageerayaasha Waddani loogu eedeeyo.

Haddaba, Afhayeenka Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun, warkiisa oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- 

Aftahannews.com 

Hargeysa/Somaliland.