Cirro oo Naqdiyey Hadalkii Biixi, Taageerayaasha Waddanina ugu Baaqay inay Xarunta Hargeysa isugu yimaaddaan

Hargeysa(aftahannews):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa naqdayey hadallo shalay uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi kaga jawaabay diidmada ansixinta Xubnaha Guddiga doorashada ee cusub ee Golaha wakiilladu baasgareeyeen toddobaadkii hore, waxaanu Cirro Taageeraayaasha Waddani ugu baaqay inay isugu yimaaddaan Isniinta Berri Xarunta Xisbigaas ee magaalada Hargeysa.

Guddoomiyaha Waddani oo arrimahaas iyo kuwo kaleba kaga hadlay Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Hargeysa, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.