Dr Gaboose Oo Ka Hadlay Khilaafka Komishanka Doorashooyinka

Dr. Siyaasi Maxamed Cabdi Gaboose ayaa dood BBC-du qabtay kaga hadlay xaaladda doorashadda iyo sidda loo furdaami karro in doorasho xor iyo xalaal ahi dalka ka dhacdo iyo xaaladda ka taagan khilaafka komishanka cusub ee dhawaan Ansixiyeen Golaha Wakiiladda Somaliland. Islamarkaanna qaadaceen in xisbiyadda mucaaridka la shaqeeyaan komishanka doorashooyinka.