Berbera: Maamulka Hubinta Kastamka Oo Ku Guulaystay Ilaalilnta Dakhliga & Markhaatiga Wasiirka

Hargeysa, (Aftahannews)-Wasiirka wasaaradda maaliyada Dr Sacad Cali Shire ayaa isagoo ka duulaaya ilaalinta dakhliga ka soo xarooda kastamka uga wayne dalka somaliland ee berbera ayaa wuxuu sameeyaya laanta cusub oo ah hubisa dakhliga ka soo xarood kastamka berbera waxaa xilkaas loo magacaabay

Maamulaha laanta hubinta kastamka Berbera cali yusuf Mohammed (madhaafan) oo muddo kooban xilkaasi hayaya ayaa kordh balaadh sameeyaya dakhliga kastamka berbera ka soo biixi jiray waa talaabo wanaagsan oo maamulka sare wasaaradda maaliyada somaliland wasiirka iyo agaasimaha guud waan ku hambalyaynayaa talaabadaas ay qaadan oo ah talaabo kor loogu qaadaya dakhliga dalka laguna ilaalinaayo cashuurta danyarta laga qaada sida adeegyada bulshada u baahantahay loogu qabto

Laanta hubinta kastamka berbera waa checking la mid ah kuwa casaha caddo iyo abaarso oo kale kuwaas oo lagu checking garanaayo wixii kastamka berbera soo cashuuraya