Ma Ogtahay Lacagta Dowladda Soomaaliya Ku Bixisay doorashadii Lafta-gareen iyo Xadhiggii Mukhtaar Roobow? Warbixin

Muqdisho(aftahannews):- Warbixin cusub oo ay soo saartay guddiga la socodka hubka iyo dabagalka ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya, waxay ku sheegeen inay ogaadeen lacagta dawladda Federaalka Soomaaliya u isticmaashay doorashadii Madaxweynaha Koonfur-galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo xadhiggii Mukhtaar Roobow oo ahaa musharraxii ugu cadcaddaa Koonfur-galbeed.

Haddaba, warbaahintaas oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- 

Aftahannews.com 

Hargeysa/Somaliland.