Daawo Tv laga leeyey Sweden oo Barnaamij Muhiim ah ka Diyaariyey Somaliland

Filed under: Wararka |

Hargeysa(aftahannews):- Telefishanka ugu wayn dalka Sweden ee SVT, ayaa qaadaadhigay qadiyada Jamhuuriyada Somaliland iyo sida ay u ilaalisay khayraadka badaheeda kaasi oo lagu baahiyay tvgan barnaamij laga diyaariyay badaha Somaliland.

Wakiilka Somaliland ee dalka Sweden Ambasador sakariye xasan wacays oo hormuud ka ahaa guusha ay Somaliland ka gaadhay dhinaca xidhiidhka labada dal iyo mashruuca ay Somaliland ka caawinayso ee xeebaha Somaliland,

Ayaa ka warbixiyay muhiimada Somaliland uleedahay ilaalinta khayraadka xeebaha Somaliland .

DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN LAGU QAADHIGAYO SOMALILAND IYO TVGA SVT;

You must be logged in to post a comment Login