Xirsi iyo Maxamed Kaahin oo Isku Muruxsaday! Dardaaranka Xirsi iyo Difaaca Kaahin

Hargeysa(aftahannews):- Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa weedho dardaaran iyo isdifaac ah isku waydaarsaday xaflad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska oo maanta lagu qabtay Hargeysa.

Xirsi iyo Maxamed Kaahin warkooda oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- 

Aftahannews.com 

Hargeysa/Somaliland.