Wasiirka Warfaafinta oo Ku Haftay Dhalliillo iyo Codsi Xisbiyada UCID iyo Waddani u jeediyeen

Hargeysa(aftahannews):- Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Maxamed Muuse Diirye, ayaa ku haftay inuu si sax ah uga jawaabo dhalliilo iyo codsi ay u jeediyeen Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani iyo Xoghayaha Warfaafinta Yuusuf Kayse Cabdillaahi oo ay ka wada qaybgaleen Shirweynaha 4aad ee Saxaafadda dalka oo Xuska maalinta Saxaafadda Somalilandna ku lammaanyey oo lagu qabtay Hargeysa.

Haddaba, siday u wadahadleen iyo sida wax u dheceen, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- 

Aftahannews.com 

Hargeysa/Somaliland.