Liverpool, Man City, Juventus, Milan, Man.United, Brighton & Guud Ahaan Kulammadda Maanta & Caawa

Kulammo dhowr ah oo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, iyadoo ay ku jiraan ciyaaro xiiso leh.

Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa kulammada laga ciyaari doono maanta iyo caawa Shanta horyaal ee ugu weyn qaaradda Yurub ee kala ah; English Premier League, Italian Serie A, La Ligaha Spain, Bundesliga Jarmalka iyo Ligue 1 Faransiiska.

Aan ku horreyno horyaalka Premier League Ingiriiska, waxaa kulammada ugu waa weyn ka mid ah kuwa ciyaari doonaan kooxaha Liverpool v Man City, Manchester City v Brighton.

Kulanka ugu weyn todobaadkan ciyaaraha horyaalka Premier League ayaa waxa uu dhexmari doonaa caawa kooxaha Liverpool iyo Manchester City 7:30 Fiidnimo, halka Manchester City ay soo dhoweynayso Brighton 5:00 Galabnimo.

Dhinaca kale horyaalka La Ligaha Spain haddii aynu eegno waxaa maanta iyo caawa laga ciyaarayaa kulamo dhowr ah, waxaana ka mid ah kulanka ay Atletico Madrid ay soo dhoweynayso RCD Espanyol 6:00 Maqribnimo.

Horyaalka Serie A haddii aynu eegnana kulanka ugu  weyn waxa uu caawa dhexmaray doonaa 10:45 habeennimo Kooxaha Juventus vs Milan.

Dhinaca kale waxaa la dheeli doona kulamo ka tirsan horyaalka Bundesliga waxaa ka mid ah midka ay kooxda Wolfsburg qaabilayso Bayer Leverkusen

Horyaalka Ligue 1 ee Faransiiska haddii aynu eegnana kulamo dhowr ah ayaa la ciyaarayaa waxaana laga xusi karaa kulanka Marseille soo dhoweynayso Lyon.

ENGLISH – PREMIER LEAGUE

5:00 Galabnimo Manchester United vs Brighton & Hove Albion

5:00 Galabnimo Wolverhampton Wanderers vs Aston Villa

7:30 Liverpool vs Manchester City

SPAIN – LALIGA SANTANDER

2:00 Duhurnimo Mallorca vs Villarreal

4:00 Galabnimo Athletic Bilbao vs Levante

6:00 Maqribnimo Atletico Madrid vs RCD Espanyol

8:30 Getafe vs Osasuna

10:00 Real Betis vs Sevilla

ITALY – SERIE A

2:30 Duhurnimo Cagliari vs Fiorentina

5:00 Galabnimo Lazio vs Lecce

5:00 Galabnimo Sampdoria vs Atalanta

5:00 Galabnimo Udinese vs SPAL

8:00 Habeennimo Parma vs Roma

10:45 Habeennimo Juventus vs Milan

GERMANY – BUNDESLIGA

3:30 Galabnimo Borussia Mönchengladbach vs Werder Bremen

5:30 Galabnimo Wolfsburg vs Bayer Leverkusen

8:00 Habeennimo Freiburg vs Eintracht Frankfurt

FRANCE – LIGUE 1

5:00 Galabnimo Rennes vs Amiens

7:00 Fiidninmo Nantes vs Saint-Etienne

7:00 Fiidnimo Montpellier vs Toulouse

11:00 Habeennimo Marseille vs Lyon