Ujeeddada Xeer uu Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland sheegay inay Golaha Wasiirradu ansixinayaan

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka hadlay muhiimadda Maamul-daadejintu leedahay, isla markaana waxa uu sheegay inay Golaha Wasiirradu toddobaadka soo socda ansixin doonaan Xeer cusub oo ku saabsan Maamul-daadejinta dawladnimo ee dalka Somaliland.

CABDIRAXMAAN SAYLICI MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND

Waxa uu Madaxweyne Ku-xigeen Saylici sidaa ku sheegay hadal uu maanta ka jeediyey Shir lagaga hadlayey arrimaha Maamul-daadejinta oo lagu qabtay Hargeysa. Hadal uu Munaasibadda Shirkaas ka jeediyey Md. Cabdiraxmaan Saylici halkan hoose ka dhegayso.

Aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.