Halkan ka Daawo: Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo ka warbixinaya Safar uu ku tegay Carabta

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maal-gashiga caalamiga ah ee Somaliland Maxmaed Cabdillaahi Cumar oo maanta socdaal shaqo ugu kicitimay waddamada Carabta, ayaa intii aanu ka dhoofin garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, waxa uu Warbaahinta uga warbixiyey ujeeddada Safarkiisa oo uu ku tilmaamay mid muhiim ah.

Warbixinta Wasiirka oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.