Suldaan Wabar oo Sheegay in Jabhad uu Abuuray ka dambeeyay Weerar lagu Qaaday Saldhigga Booliska

Boorama (Aftahannews)- Suldaan Wabar oo ah hogaamiyaha Jabhad ka dilaacday magaalada Boorama oo goor dhawayd warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu sheegay in uu isagu ka dambeeyay weerararadii ka dhacay magaalada Boorama.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.