Ex: Wasiir Shucayb muxuu ka yidhi horumarka ka socda gobolka Gabiley

Gabiley (Aftahannews)- Wasiirkii hore Warshadaha Somaliland ee Xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Shucayb Maxamed Muuse ayaa waxaa uu ka hadley horumarka kala duwan ee ka soconaya magaalada Gabiley.

Ex: Wasiir Shucayb ayaa ka hadley hawlgal ay dawlada Hoose ee degmada Gabiley ku banaynayso jidadka, Isagoona bogaadiyay horumarka waxqabad ee golaha deegaanka Gabiley wado.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.