Boqor Raabi: Xukuumadu way diiday iney fuliso qodobadii Shirka Garxajis

Hargeysa (Aftahannews)- Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka beelaha Garxajis ayaa waxaa uu Xukuumada Madaxweyne Biixi ku eedeeyay in ay ka cago jiidayso fulinta qodobadii ka soo baxay Shirkii beelaha Garxajis.

Sidoo kale, Boqor Raabi ayaa waxaa uu soo bandhigay qorsheyaal ay maagaan yihiin hadii aanay Xukuumadu fulin waydo qodobadii ka soo baxay shirkaasi.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.