Reer Hargeysa oo ka hadlay siday u arkaan Saamaxa Jabhadda Caarre ee Madaxweynaha iyo Shuruudda uu Cafiska Kornaylka ku xidhay

Hargeysa(aftahannews):- Dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa qaarkood, ayaa aragtidooda ka dhiibtay saamaxaadda Madaxweynaha Somaliland shalay u fidiyey Jabhadda uu hoggaamiyo Kornayl Siciid Cawil Caarre, oo hore uga goostay Ciidanka Millateriga iyo sidoo kale Shuruudda uu ku xidhay cafiska Caarre oo uu ka diiday odayaasha Ergada nabadeed ka dhex-waday dowladda iyo Caarre.

Haddaba, qaar ka tirsan Dadka reer Hargeysa oo aragtidooda la wadaagay Baddacas24TV, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.