Reer Gabiley Maxay ka yidhaahdeen Sababaha Keenay in Guurku ku yaraado Gobolkaas?

Gabiley(aftahannews):- Dadka ku dhaqan gobolka Gabiley iyo nawaaxigiisa, ayaa la sheegay inay beryahan dambe dareemayaan in hoos u dhac ku yimi tirada guurka marka la barbar-dhigo sannadihii hore, waxaana laga waraystay oo ay ka hadleen sababaha keenay hoos u dhaca guurka.

Haddaba, Warbixin arrintaas ku saabsan oo uu diyaariyey Weriyaha Gabiley ee Baddacas24TV, waxaannu iyadoo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.