Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo Ka Digay In Cadaawad Laga Dhex Abuuro Somaliland iyo Jabuuti

Hargeysa (Aftahannews)- Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ayaa waxaa uu si adag uga hadley eedaymihii ay isku jeediyeen guddoomiyaha xisbiga Ucid iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliland.

Dhinaca kale, Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ayaa wuxuu ku taliyay islamarkaana uu ka digay in aan wax cadaawad ah laga dhex aabuurin wadamada Somaliland iyo Jabuuti.

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.