Hargeysa: Jaamacadda Rifty Valley oo Shaacisey inay bilaabayso Diiwaangelinta Ardayda Cusub

Hargeysa(aftahannews):- Muxiyaddiin Maxamuud Shirwac oo ah Masuulka Xafiiska diiwaangelinta u qaabbilsan Jaamacadda Rifty Valley Faraceeda magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inay Jaamacaddu qaadanayso Arday cusub, waxaanu cidda danaynaynaysa fursadaha Kulliyadaha Jaamacaddu ka kooban tahay ka faaiidaystaan.

Warbixintiisa oo dhammaystiran waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- 

Aftahannews.com 

Hargeysa/Somaliland.