Boqor Buurmadoow oo dhaliilo culus u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Biixi

Boqor Buurmadoow
Boqor Buurmadoow

Hargeysa (Aftahannews)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo maanta ka qayb galay xaflada qalin jebinta ee Jaamacada New Generation, ayaa waxa uu eedo culus u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Boqorka ayaa waxa uu wax laga xumaado uu ku tilmaamay in xukuumada Madaxweyne Biixi ay dhiiri gelin waydo Jaamacadaha Bareefadka ah iyo Iskuulada.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.