Maryan Mursal oo Xanuun loo dhigay Cusbitaal ku yaal Hargeysa ah, kana Hadashay Xaaladdeeda Caafimaad

Hargeysa (Aftahannews)- Fannaanadda caanka ah ee Maryan Mursal Ciise Bootaan oo ka mid ahayd Fannaaniintii waa weynayd ee Hoballadii Waaberi, ayaa xanuun ku soo booday, iyadoo ku sugan magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, isla markaana la dhigay Cusbitaalka Royal ee magaalada Hargeysa, waxaanay maanta la hadashay qaar ka tirsan warbaahinta oo ay uga warrantay xaaladdeeda caafimaad.

Maryan Mursal oo ka soo anbabaxday magaalada London ee dalka Ingriiska oo ku soo wajahan magaalada Hargeisa, ayaa xanuunka Faaligu ku dhuftay islamarkaana uu kaga dhacay Lug iyo Gacan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.