Booliska Berbera oo Xabsiga dhigay Siddeed ka Tirsan Wakiillada Shirkadaha Maraakiibta

Berbera (aftahannews):- Ciidanka Baan Somaliland ee magaalada Berbera, ayaa axaddii maanta Xabsiga dhigay siddeed ka tirsan Wakiillada Shirkadaha Maraakiibta Konteenarada keena Dekadda Berbera, ka dib markii ay amarro Xukuumadda ka soo baxay diideen inay dhaqangeliyaan amma u hoggaansamaan.

Guddoomiyaha gobolka Saaxil oo warbaahinta la hadlay, ayaa xaqiijiyet xadhigga xubnahan siddeedda ah, waxaanu sharraxay Sababta loo xidhay.

Warkaas oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- 

Aftahannews.com 

Hargeysa/Somaliland.