Amran Bile Cali oo ka Warrantay Xaaladaha Ganacsiga Somaliland, Culayska Bulshada iyo Caqabadaha jira ee Siyaasadda Dowladda

Hargeysa(aftahannews):- Amran Cali Bile oo ah Gabadh reer Somaliland oo Aqoonta Horumarinta Shaqaalaha iyo Cilmiga Ganacsiga, ayaa ka warrantay heerka uu marayo ganacsiga Somaliland, qabyo sharci iyo siyaasadeed oo dhinaca dawladda ka jirta, culaysyada Bulshada iyo ganacsatadaba saaran ee dhinaca cashuuraha iyo sicirbararka, caqabadaha maalgashiga hortaagan iyo xalka lagaga bixi karo.

Amran Bile oo Marti ku ahayd Barnaamijka Xogta Siyaasadda ee ka baxa Baddacas24tv oo uu daaddihiyo Weriye Cabdifataax Ismaaciil Mursal, waxa isaga oo dhinacyo badan taabanaya oo dhammaystiran Barnaamijkaas aan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- 

Aftahannews.com 

Hargeysa/Somaliland.