Somaliland oo ka hadashay Dagaal dhexmaray Ciidanka Qaranka iyo Ciidanka Puntland

Hargeysa(aftahannews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaal khasaare nafeed iyo dhaawac sababay oo Salaasadii maanta degmada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag ku dhexmaray ciidanka Somaliland iyo kuwa Puntland.

Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Maxamed Muuse Diirye ahna afhayeenka xukuumadda, ayaa caawa Warbaahinta magaalada Hargeysa, waxaanan hadalkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan ee daawasho wacan:-

Aftahannews.com 

Hargeysa/Somaliland.