Cawale Aadan oo si diirran loogu soo dhaweeyay Boorama

Boorama (Aftahannews) – Waxaa maanta magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal si balaadhan loogu soo dhaweeyay Fanaanka caanka ah ee reer Jabuuti Cawaale Aadan oo mudooyinkii u dambeeyay ku sugnaa Somaliland.

Fanaanka ayaa waxa duleedka magaalada Boorama ku soo dhaweeyay boqolaal ka mida shacab weynaha magaalada Boorama oo isugu jira Dhalinyaro, Haween, Odayaal, Waxgarad iyo masuuliyiin.

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.