Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ku gacansaydhay Baaq Madaxweyne Deni ujeediyey Somaliland

Caleemo-saarka Madaxweynaha PUNTLAND SICIID CABDIILAAHI DANI IYO KU-XIGEENKIISA AXMED-KARAASH 2019.jpg
Caleemo-saarka Madaxweynaha PUNTLAND SICIID CABDIILAAHI DANI IYO KU-XIGEENKIISA AXMED-KARAASH 2019.jpg

Garoowe (Aftahannews) – Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ayaa ku gacan saydhay wadahadal Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni uu ugu baaqay Somaliland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash waxa uu tilmaamay inuu ka soo horjeedo Wadahadalo shuruud la’aan ah oo lala galo Somaliland, isla markaan wadahadaladaasi ay ka hor imanayaan Dastuurka Puntland.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa u dhignaa sidan;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.