Xildhibaan Qabille oo Madaxweynaha ugu Baaqay in dib-u-habayn lagu Sameeyo Taliska Booliska Somaliland

Hargeysa(aftahannews):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland, ayaa dhalliilay masuuliyadda Ciidanka Booliska saaran oo uu tilmaamay inay ka gaabiyeen, waxaanu Madaxweyne Biixi ugu baaqay inuu dib u habayn ku sameeyo hoggaanka Booliska dalka.

Xildhibaan Qabille oo sharraxaya waxa xilligan baaqiisa iyo inuu booliska dhalliilo, waxaannu warkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

Aftahannews.com 

Hargeysa/Somaliland.