Xukuumadda Somaliland oo ka Jawaabta Hadalka Madaxweynaha Puntland iyo Go’aanka Waddani

Hargeysa(aftahannews):- Afhayeenka Xukuumadda Somaliland ahna Wasiirka Warfaafinta iyo wacyigelinta Maxamed Muuse Diirye, ayaa maanta ka jawaabay baaq uu Somaliland u soo diray Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillaahi Dani iyo mawqifka Xisbiga Waddani ka istaagay mooshinkii xisbiyada ee shirguddoonka golaha wakiilladu laalay Sabtidii.

Shir Jaraa’id oo uu Wasiirku maanta ku qabtay Hargeyda, ayuu arrimahaas iyo kuwo kaleba kaga hadlay. Waxaanan warkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan:-

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.